Himalaya-The Podcast Player

4.8K Ratings
Open In App
title

SomaliTech

SomaliTech

1
Followers
1
Plays
SomaliTech

SomaliTech

SomaliTech

1
Followers
1
Plays
OVERVIEWEPISODESYOU MAY ALSO LIKE

Details

About Us

Simple Business Solutions - Web Design in St. Cloud, Twin Cities, Minneapolis, St. Paul, Rochester, Bloomington, Minnesota

Latest Episodes

007 – Dhalinyarada Somaliya iyo Technology

Maanta waxaan ka hadleynaasida dhalinyarada Somaliya ay shaqo ooga heli karaan ‘computer programming’ hadii ay jiraan dad baro. Qofkii rabo inuu arintaan ka qayb qaato, fadlan ila soo xariir duraan522@gmail.com

14 MIN2017 NOV 15
Comments

006 Waa Maxay Amazon FBA – Wareysi Adan Mohamed

Waxaan halkaan kuwareysaneynaaAdan Mohamed oo ah nin ku taqasusay Amazon FBA oo ah ganacsiga laga sameeyo website-ka amazon. Links: www.amazon.com www.alibaba.com www.abaadiracademy.com

22 MIN2017 SEP 14

005 – Maxaa sababay in Somalida aysan IT u badneen

Waxaan ka hadleynaa maanta 5 sabab oo keena karta in Somalida ay ku yartahay dhinaca IT ama barashada dhinaca technology-ga.

16 MIN2017 AUG 17

004 – Technology iyo Ramadan

Waxaan ku jirnaa ramadankii, waxaan barnaamijkaan ooga hadlayaa sida aad technology u isticmaali kartid Ramadankaan. Links: Iftar Project:https://www.rajofund.com/campaign/16/iftar-for-the-needy-in-somalia Muslim Pro app:https://itunes.apple.com/us/app/muslim-pro-ramadan-2017-prayer-times-azan-quran/id388389451?mt=8 Our website:http://sahalsolutions.com/podcast-3/

22 MIN2017 JUN 2
Comments
004 – Technology iyo Ramadan

003 – Sidii aan u bartay sida website-yada loo sameeyo

Maanta barnaamij xiiso leh oo ku saabsan sidaan u bartay sida website-yada loo sameeyo ayaan ku soo qaadaneynaa.

22 MIN2017 MAY 17

002 – Shalay, Maanta iyo Bari – Technology

Maanta waxaan ka hadleynaa siduu technology-ga aan maanta heysanu u hormaray, yaa ka danbeeyay, goormuu bilowday. Waxaan kaloo ka hadli doonaa mustaqbalka siduu noqon doono iyo waxyaabaha ku soo kordhi doono.

28 MIN2017 MAY 17

001 – SomaliTech Podcast – Hordhac

SomaliTech waa podcast cusub oo ku saabsan technology-ga, waxaan kaga hadli doonaa qaybaha kala duwan ee technology-ga.

5 MIN2017 MAY 17
Comments
001 – SomaliTech Podcast – Hordhac
the END

hmly
Welcome to Himalaya LearningDozens of podcourses featuring over 100 experts are waiting for you.