Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
3min2022 JUL 8
詳細信息
Ninkii lagu heystay dilkii Ing- Marie Wieselgren oo lagu dilay Visby, oo rummaanka lagu sii hayn doono. Waxaa aad u soo badanaya xiisaha ay dadku u qabaan in ay tareenka dheereeya ku dhacaan ay deetana Yurubta kale u socdaalaan iyo nin 33 jir ah oo lagu xukumey xabsi 7.5 sanno oo xarig ah ka dib markii uu kufsi daran u geeystay waayello lagu hayo guryaha dhmirbeelka oo ku yaalla galbeedka Sweden.