Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii radio Sweden
2min2022 JUL 20
詳細信息
Kuleyl xun oo Sweden ku soo fool leh iyo waayeelada oo nugul. Tirada kiisaska Covid 19 oo kor u kacay gobolka Stockholm. Iyo nin meydkiisa laga helay degmada Botkyrka ee Stockholm.